Daawo Sawirada: Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho kula kulmay Günter Nooke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaabbilay Ergeyga Gaarka ah ee Hoggaamiyaha Jarmalka u qaabbilsan Afrika Mudane Günter Nooke, isaga oo Madaxweynaha soo gaarsiiyey salaan iyo farriin uu uga sidey madaxda Dowladda Jarmalka. Madaxweyne Farmaajo iyo Mudane Nooke ayaa kulankooda ku lafo-guray xiriirka labada dal iyo sidii Dowladda Jarmalku u xoojin lahayd … Continue reading Daawo Sawirada: Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho kula kulmay Günter Nooke